Daawo Muqaal…Ilma yar oo 5 jir ah oo heesaya iyo walidkiisa oo ku faraxsan..Cajiib

Waxaan Runtii Daawaday Muuqaal Aad ii Naxdin geliyey, halka Dad badan oo Daawadayna Ay ku Qoslayeen Ama ay La Dhacsanaayeen.

Muuqaalkan Ayaa Wuxuu Yahay Wiil aad Uda’yar oo Loo Shiday HEES uu Qaado Fanaanka Mursal Muuse oo Kamida Fanaaninta Magaalada Hargeisa.

Wiilkaan Aadka Uda’da Yar Ayaa Sidoo kale Wuxuu Gacanta Ku Haystaa Letter Sigaarka lagu Shito, Kaasi oo Ka Dhiganayo (MICROPHONE).

Hees Kamida heesaha Fanaanka Ayaa Wiilkanyari Loo Shidayaa, Iyadoona Ay Agfadhiyaan Rag waawayn oo Jabouti kasoo xagaa baxay,Waxa Lagu Dhiirigalinayaa Inuu Heesta la Qaado, Sidoo kalana Wuxuu Jilayaa Qaabka Fanaanku Uheeso.Waa nasiib daro in Ilmaha yar ee intaa leeg hees la qaybsiiyo,intii lagu dhiiri galin lahaa in Quraanka la baro oo uu waalidkiis iyo Diintiisaba Anfaco..Kucibro qaado oo ka bad-baadi caruurtaada waxaas oo kale.

Halkan ka daawo muuqaal yaabka leh