Dadweynaha Reer Gabiley Oo Soo Dhaweyn layaab leh ku qaabiley Waftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland.

Dadweynaha Reer Gabiley Oo Soo Dhaweyn layaab leh ku qaabiley Waftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland.

 

maanta reer gabiley waxay muujiyeen sidii lagu yaqaaney ee gobonimada lahayda, waxanaan xukuumada ahaa balan qaadayaa inan wixii karaankayga ha la qabto.”ayuu yidhi madaxweynha somaliland .Daawo sawiro aad u tiro badan

Gabiley (SM) kuman qof oo ka mid ah dadweynaha reer gabiley oo aan maanta u kala hadhin soo dhaweyntaaMadaxeynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud siilanyo oo maaanta ka qayb galey xaflada qalinjabinta.
IMG_0286
Boqolaal kun oo Ardeyda oo waxa ka barata dugsyada kala duwan eek u yaal gobolka gabiley ayaa maanta si diiwan u soo dhaweeyey madaxweynaha somailand,
IMG_0002
Dadweynaha reer gabiley oo madaxweyne siilaaanyo saak ku qabiley caleeemo qoyan iyo qalbi saafiya, waxaney madaxweynaha u galbiyeen dhinacaa iyo jaamacada Tima-ade ee gobolka gabiley
IMG_0352IMG_1014IMG_1021