Gudoomiyaha West London Somaliland Community Iimaan Maxamed Ciise oo TACSI u diraya AXMED MAXAMED AADAN (QAYBE)

imaan

Gudoomiyaha West London Somaliland Community  IIMAAN MAXAMED CIISE isagoo ku hadlaaya shacabka reer Somaliland ee UK iyo dhamaan bulshaweynta rer Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa qoyskii qaraabadii iyo  guud ahaan shacabka soomali land  isagoo ka tacsiyaynaya geerida ku timi Alla ha unaxariistee AXMED MAXAMED AADAN  (QAYBE) oo ku geeriyooday magaalada harhaysa 26/11/2013  wuxuuna marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa kawaraabiyo  dhamaan teena samir iyo iimaan inaga siiyo

 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN !!!