Jamhuuriya​ddaha jabuuti iyo Somaliland waa inay ugurmadaan shacabka biyamaal ee xasuuqa lagu hayo arintoodan​a aduunka u bandhigaan By Axmed Jamac

Waxaan sallaamayaa saxaafada hota ah waxaynu aragnay beesha biyamaal oo maalin walba gargaar ka codsanaysa Somaliland oo leh nacaawiya oo hadaydaan nacaawin karayn aduunka warkayaga gaadhsiiya xasuuqa ku socdana soo bandhigaaya waxaynu kaloo maqallaa madaxda Somaliland oo leh wallaalahayga somaliya ayaanu caawinaynaa dhib kasoogaadhay duufaano ama abaaro waxaan la yaabay miyaan biyamaal ku jirin wallaalaha soomaaliya ee marka dhibi soo gaadho ay u gurmadaan welli maan arag masuul Somaliland ah oo ka hadlaya xasuuqa dadka dirka agu hayo gaar ahaan beesha biyamaal
Mogadishu-frontline-again-011
waxaa wax laga xumaado iyaduna ah dawlada jabuuti oo iyada ciidamadeedii joogaan caawinaysa oo illaalinaysa kuwa xasuuqa iyo dabargoynta ku haya beesha biyomaal halkii ay ka difaaci lahayd aynaan maqal maalin qudha iydoo ay masuuliyiinteedu ka hadlayaan hada ogaada dadka ku dhaqan jabuuti oo dhami waxay ku abtirsadaan qoomiyada dirka hadii ay tolnimo uGu gargaariwaayeen miyey dadnimo uGu gargaariwaayeen

waxaanu ka xunahay in dad ka soo jeedada Somaliland ee xamar wariirada iyo baarlamaanka ku jira ee magaca dir ku jooga ee aan marqudha ka hadlin marwalbana meelwalba lataagan soomaaliya waa mid kuwii ay la joogeen ee ay metelyayeena hortooda lagu xasuuqayo

waxaa haboon inay iscasilaan oo guryahoodii ku soo noqdaan mar hadii ay tahli karwaayeen xataa inay kahadlaan dadkaas la xasuuqayo waxay taraan daaye

dawlada somalilad iyo jamhuriyada jabuutina waxaanu uGu baaqaynaa inay ka hawlgalaan sidii loo joojin lahaa aduunkana arintooda loogu bandigi lahaa gargaar degdeg ahna loo gaadhsiin lahaa waxaanu ka codsanaynaa shacabka reer jabuuti iyodawlada in ciidamada ka jooga amisom loo xilsaaro ilaalinta iyo

badbaadinta shacabka biyamaal ee xasuuqa lagu hayo iyagoo kashanaaya ciidamada amisom waxaanu leenahay jamhuuriyada jabuuti iyo jamuuriyadda Somaliland shacab iyo dawladaba waxaa shacabkaas laxasuuqayo idinka saaran waajib binu aadinimo iyo mid islaam

wabillaahi tawfiiq

wax garadka qurba jooga
ahmed jama

salamanjama1@gmail.com
Somaliland