Kulan balaran oo ay iskugu yimaadeen xisbiga UCID laantiisa UK kaas oo ka dhacay galbeedka London

ucid

London 24/11/2013  Kulan balaran oo  ay  iskugu yimaadeen   xisbiga UCID laantiisa  UK kaas oo ka dhacay galbeedka London  ayaa wax ka soo qaybgalay  dhaamaan madaxda xisbiga ee qarada Yurub iyo Xoghayasha Xisbiga ee  ku sugan Uk  iyo xubno aad u tiro badan ,  ujeedada kulankan oo ahaa mid is waraysi iyo wada tashi xisbiga dhaxdiisa ahaa,  aya waxa kulankan  lasyka warsatay xaalada dalku u maraayo, lana qiimayo wakhtiga taagan iyo sidii logo gudbilahaa, xubnaha iyo madaxda kulanka ayaa  waxay ku dheeradeen in ahamida lasiiyo wada tashiga iyo talo wadaaga taas oo caado u ah xisbiga UCID iyo dhamaan  muwaadiniinta Somaliland ah ba taaso maanta ku gaadhayaan  horimarka  iyo nabada kataagan dalkeena, oo aynu  kaga duwanahay dadka ku hadla afka soomaliga ama soomaalida kale, ayna tahay  inla xoojiyo , gaba gabadii waxa la isala qaatay in xisbigu la balaadhiyo laamihiisa iyo maamulka  loona diyaargaroobo dardar galinta iyo kobcinta xisbiga gaar ahaan UCID UK taas oo looga bahanyahay xubinkastaaba  inay la shaqayso  xubnaha kale si aan unoqano UL iyo Dheerkeeda.

 

Guul iyo Gobanimo.

 ALLAAH MAHAD LEH

Abdiladif   Omar

Afhayeenka  UCID UK

Abdiladifomar@hotmail.com