Ogeysiis : Bulsha weynta reer Somaliland ee ku dhaqan cariga UK in la qaban doono xaflad balaadhan oo ku saabasan Mashruuca Dhismaha Wadada cad (Hargeisa – Salaxley)

Ogeysiis : Bulsha weynta reer Somaliland ee ku dhaqan cariga UK in la qaban doono xaflad balaadhan oo ku saabasan Mashruuca Dhismaha Wadada cad (Hargeisa – Salaxley)

Waxaanu ogeysiinaynaa dhamaan bulsha weynta reer Somaliland ee ku dhaqan carigan UK in la qaban doono xaflad balaadhan oo ku saabasan Mashruuca Dhismaha Wadada cad (Hargeisa – Salaxley). xafladaa waxay ka dhici doontaa Galbeedka London Maalinta Sabtida 23rd November 2013. (2:00pm – 10:00pm) The Beacon, Scott Crescent, Rayners Lane, Harrow, HA2 OTY.
Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala soo xidhiidh: Musa: 0741 547 0274  Mustafa: 0750 646 0391
Tusan & Tixgelin
Ururka Dhalinyarada & Aqoonyahanka
GACANQABAD

 

xaflada Dhismaha Wadada Cad ee Salaxley