Ogeysiis..Waxaa loogu baaqayaa bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan gobalka ‘West Midlands’ ee ay magaalada Birmingham

Ogaysiis Muhiim ah 
OGEYSIIS
 
Waxaa loogu baaqayaa bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan gobalka ‘West 
 
Midlands’ ee ay magaalada Birmingham caasimadda u tahay iyo 
 
gobolka ‘Leicestershire’ ee ay caasimadda u tahay magaalada Leicester iyo 
 
gobolada kale ee UK in laga soo qayb galo shir balaadhan oo lagu soo bandhigayo 
 
mashruuca waddada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco.
 
Waxaa shirka kasoo qayb gelaya guddida guud ee qaranka ee waddada oo 
 
waqtigan ku sugan waddanka UK , iyagoo u yimi hawsha waddada. 
 
Gudidaas waxaa xubno ka ah wasiirro iyo ashkhaas miisaan leh oo kale. Waxaa 
 
kale oo ka soo qayb gelaya shirka xubno ka mid ah haldoorka Somaliland ee ku
 
sugan waddanka UK iyo marti culus oo kale.
 
Shirku ahmiyadda taariikhiga ah ee uu leeyahay awgeed , waxaa xubnaha bulshada 
 
Soomaliland laga rajaynayaa in ay si mug leh uga soo qayb galaan .
 
Regent Park Banqueting Hall
 
 Jimcaha 29/11/2013, 17:00- 22:00 
 
(shanta galabnimo ilaa 10 ka habaynimo).
 
Wixii faahfaahina fadlan kala soo xidhiidha
 
 
Guddida qabanqaabada shirka 
 
Fiiro gaar ah: muhimadda shirkanu leeyahay awgeed iyo waqtiga oo cidhiidhi ah , waxaa laga 
 
rajaynaya bulshadu in ay waqtiga la cayimay ku yimaaddaan shirka si ujeedada laga leeyahay ay