Tacsi….Geeridii Ali Abdillahi Sool

Tacsi

GEERI NAXDIN LEH. INNAALILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa caawa fiidkii oo Taariikhdu tahay 23/11/2013 ku geeriyooday magaalada Hargeisa Ali Abdillahi Sool oo ahaa Walaalkay oo iga weyn. Marxuumka ayaa u dhintay Xanuun Beerka ka haleelay oo uu jiifay Muddo gaaban. Naxariistii janno ILaahay ha ka waraabiyo marxuumka. Inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Osman Abdillahi Sool. Freelane Journalist. Copenhagen