TACSI…INAALILAAHI WAINAALILAAHI RAAJICUUN…MAXAMUUD CALI YUUSUF OO MAANTA HARGAYSA KU GEERIYOODAY

INAALILAAHI WAINAALILAAHI RAAJICUUN.

1460258_698438546842582_1549100413_n

Bahda Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxay TACSI tiraanyo leh u dirayaan geerida naxdinta leh ee ku timid ALLAH ha u naxariistee Maxamuud Cali Yuusuf  oo maata 18.11.13 ku geeriyooday magaaladda Hargaysa…Waxa uu marxuumku ahaa  aqoonyahan  aad u dabeecad wanaagsan oo farxad badan aadna loogaa yaqaanay magaaladda London. Maxamuud waxa aanu xaaskiisii iyo Caruurtiisii u diraynaa TACSI gaara waxaanuna Illahay uga baryayanaa naxariistii Jano.

Waxaan marlabaad Ilaahay uga baryaynaa Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay in uu samir iyo iimaan ka siiyo,isagana janadii fardowsa ka waraabiyo.

AMIIN                  AMIIN                           AMIIN   Â