Tacsi Tiiraanyo leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun, Dhammaan qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal)

tacsi21
Tacsi Tiiraanyo leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun, Dhammaan
qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal] oo ay ugu horeyso
Hooyo Xaliimo Cabdi Xirsi iyo Caruurteeda oo kala ah Wariye Khadar
Cali Xuseen [Shiine], Xasan Cali Xuseen xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Foosiya Cali Xuseen, odeygeeda iyo caruurteeda, Ladna Cali Xuseen
odaygeeda iyo caruurteeda, Filsan Cali Xuseen iyo caruurteeda, Ifraax
Cali Xuseen, Idil Yuusuf Nuur.

Sidoo kale, waxa tacsi taa la mida diraya Ilma Cabdi Xuseen oo ay ugu
horeyso Hooyo Indho Deeq Xaaji Aadan iyo Caruurteeda oo kala ah Siciid
Cabdi Xuseen xaaskiisa iyo caruurtiisa, Keyse Cabdi Xuseen, Mursal
Cabdi Xuseen, Muuse Cabdi Xuseen xaaskiisa iyo caruurtiisa, Sahra
Cabdi Xuseen iyo caruurteeda, Saado Cabdi Xuseen iyo odeygeeda iyo
Adeero Maxamed Xuseen Xirsi iyo xaaskiisa.

Sidoo kale, waxa iyana tacsi taa la mida u diraya Marxuumad Caasha
Ismaaciil Xuseen, Eedo Caasha Xuseen Xirsi iyo Caruurteeda, Eedo Xalwo
Xuseen Xirsi iyo caruurteeda, Eedo Xaali Xuseen Xirsi iyo Caruurteeda
iyo Eedo Cosob Xuseen Xirsi iyo caruurteeda.
Dhammaan qoysaska ilma Xuseen Xirsi, waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan
Marxuumad Caasha Ismaaciil Xuseen oo maanta ku geeriyootay magaalada
Hargeysa, laguna aasay xabaalaha Naaso-hablood, waxaanay tacsidan si
gaara u gaadhsiinayaan Ifraax Maxamed Cabdilaahi oo ay ahayd
hooyadeed, isla markaana ay walaalo yihiin Guddoomiye Cabdiraxmaan
Maxamed Cabdilaahi [Cirro], waxaanay leeyihiin ilaahay marxuumad
naxariistii janno ha waraabiyo, dhammaan qoyskii, ehelladii iyo
qaraabadii ay ka baxdayna alle samir iyo iimaan ka siiyo.

aamiin aamiin aamiin.