Tacsi…Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi) oo Tacsiyeeyay Geerida Cawil Mire Cali (Cawil Canamal) oo Xalay Burco Ku Geeriyooday

tacsi21

Waxaa  shalay magaalada Burco  Gobolka Togdheer  ku geeriyooday Alle Ha Unaxariistee Marxuum Cawil Mire Cali  (Cawil Canamal)oo Ka Mid ahaa Odayaashi asaasay qaranimada iyo Nabada Somaliland

 

Xildhibaan Mubaarik Yusuuf  Waxa uu tacsi tiraanyo leh u diraya  ugu horayn  Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Tagay marxuum Cawil Mire Cali iyo Shacabka Reer  Somaliland . Innaa Lillaahi wa inaa Illaahi raajicuun, Geeridu waa xaq, waxaana ALLE  ka baryayaa In Janadiisa uu ka Waraabiyo samir iyo imaana alle ka siiyo dhamaan eheladii iyo shacbiyadiii Reer Somaliland  uu ka geeriyooday.

 

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi)

Eamil: Cllr.mubarik.yusuf@gmail.com