Wadamada Carabta oo Ku Heshiiyay In Dhistaan Maxkamad ay Ku Midaysanyihiin

Wadamada Carabta oo Ku Heshiiyay In Dhistaan Maxkamad ay Ku Midaysanyihiin

 

Wadamada Carabta oo Dhisanay maxkamad ay ku maidaysan yihiin oo la dagaalami doonta….

Shirkii Wadamada Carabtu ku yeesheen dalka Yeman, waxaay isku raaceen in ay dhawaan waddamada Carabta ay dhisi doonaan maxkamad ay ku mideeysanyihiin,waxana la sheegay in maxkamadaa la saari doonno dadka lugu soo qabto falalka la xirdhidha Argagaixisada,ka ganacsiga dadka iyo wixii la halmaama.

Hadaba shirka looga hadlay la dagaalanka argagixisada la is kuna afgartay lana middeeyo qawaaniinta wadamada carabta ,in lala dagaalamo ka ganacsiga dadka iyo in la abuuro maxkamad ay ku mideeysanyihiin wadamada Carabta si loola dagaalamo waxyaabahaas oo dhan ayaa ku soo dhamaaay Wadanka Yaman.

Salaanmedia/Hargaysa

dhire77@gmail.com