Xafladii BRISTOL uk ee qaadhan ururinta ee wadada ceerigaabo + sawiro

unnamed (9)

Waxa   xalay  lagu  qabtay  magaalada  bristol    munaasibad  balaadhan  oo  qaadhan  loogu  ururinaayey   wadooyinka  somaliland   kaasatan  wadada  ceerigaabo,

  munaasibada  oo si  heer  sare  ah  loo soo  agaasimay    ayaaa  waxa  kasoo  qaybgalay  wasiirka  gaashan dhiga  somaliland     mudane     axmed  xaaji    cali  cadami,
 iyo  wasiiro  dawlaha  maaliyada  somaliland      cisman saxardiid,.
unnamed (8)
   iyo  xildhabaano.     safiirka  somaliland  ee  uk       Ali    aden    axmed  cawaale.   iyo safiirka wareega  ee  somaliland    mudane   kaysar   cabdilaahi   maxamed.   xafladan  oo  ahayd  mid  si heer sare  loo soo agaasimay  waxa  ay  udhacday  si  wanaagsan,  iyaga  oo wasiirada  halkaasi    kahadlay    ay  ku dhirigaliyeen  jaaliyada  somaliland  ee  magaalada  bristol uk  inay   markastaba  kudadaalan  sidii    ay  uga  qabqaadanlahaayeen   dhisamaha  wadooyinka  somaliland   .  oo ay   ugu  hori  la  haayeen  shilinkooda   dhisamaha  wada ceerigaabo. iyo dhamanba  dhismayaasha  ka socda    wadooyinka  somaliland.
  dhincakale     waxay  wasiiradu  aad iyo aad  ugu mahadnaqeen siday  usoo dhaweeyeen  jaaliyada  reer somalilad  ee   magaalada   bristol.
unnamed (6)
 
ugu  dambayntii  waxa   hadalka soo gabagabeeyey   safiirka  wareega    kaysar   cabdilaahi   maxamed  oo aad iyo aad  ugu  mahadnaqay dhamaan  dadkii   kasoo qaybgalay  munaasibadan  balaadhan,
 
 
 
             
Cabdi     Xarago   Bristol UK.