Home Wararka Xisbiga Waddani Ee Dalka Sweden Oo Doortay Gudoomiye Cusub Oo Uu Gudoomiye...

Xisbiga Waddani Ee Dalka Sweden Oo Doortay Gudoomiye Cusub Oo Uu Gudoomiye Ciro Goobjoog Ka Ahaa

WadaniSeden6

 Shirkii -Sanadlaha ahaa Ee Xisbiga Waddani Laantiisa Sweden, oo xalay qabsoomay  ayaa waxa ka soo qayb-galay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka SLND,waxa sidoo kale ka soo qayb-galay Madaxda Xisbiga Ee Laanta UK+Filand+Norwey+Denmark+Germany,Waxa Madashan lagu maamuusay Gudoomiyihiin Hore Cawaale iyo ku Xigeenkiisii Maxamed Khadar Oo xilka wareejiyay,waxa sidoo kale lagu doortay Gudiyo-Cusub Kuwaas Oo loo doorrtay Gudoomiyaha Guud-Ee Sweden Baxnaan Xaaji Aadan,Xiddig Cabdi-yarre Oo loo doortay Gudoomiyaha Garabka dhalinyarad,Gudoomiyaha ku xigeen Cabdi Maxamuud Yuusuf,Maxamuud Abu-koodh Khasnaji+Cantar Kidaar Cunne Gudoomiyaha Saxaafada,Samsam Osman Gudoomiyaha Garabka Haweenka,Caydaruus Sh,Adan Xoog-haye. Waddani Media . WadaniSweden5 WadaniSwden8 WadaniSweden9

WadaniSwden3