Hodan Cumar Dhuule ayaa lasoo baxday cod aad looga yaabay kulan ay dadka Soomaalida isugu yimaadeen Dalka Holand.Hodan ayaa dadkii daawanaayey aad ula dhaceen iyada oo soo xasuusisay codkii Abaheed Allah Ha u naxriistee Cumar Dhuule.