Daawo Muqaal..Kulan lagu canbaareynaayo dhataariirtii lagu dilay Muqdisho oo London ka qabsoomay.

Waxaa haben hore Waqooyiga magaalada London kulan ay isugu yimadeen qaarka  kamid jaaliyada Somalida ku nool London. Kulankaas oo loogu baroor-diiqaayay dhakhaatiirtii Suuriyaanka & Somalida ahaa ee duuleedka Muqdisho si arxan daro ah loogu xasuuqay.
Halkan Hoose ka Daawo warkaasi oo faah-faahsan.