Dhagayso iyo Sawiro Khudbadii Musharaxa Madaxweyne kuxigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ee Xafladii Xisbiga UCID ee London 29.12.13

IMG_3021

Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Musharax kuxigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan  Mataan iyo Mayerkuxigeenka Caasimadda Hargaysa ayaa xalayto oo ahayd 29.12.13 ka qabsoontay Galbeedka Magaaladda London. Kulanka oo aad u balaadhnaa  waxa soo buux dhaafiyey Madaxda Xisbiga UCID iyo Tageerayaasha Xisbigaba.

IMG_2969

Halkan Hoose ka dhagayso Khudbadii Musharax Cabdirashiid Xasan Mataan.

IMG_3010 IMG_3013 IMG_3026 IMG_3038 IMG_3053 IMG_3054 IMG_3055 IMG_3065 IMG_3074 IMG_3075 IMG_3082 IMG_3101
 IMG_3026

 

Lasoco Muqaal,Sawiro iyo Warbixin dhawaan Insha Allah.

Salaanmedia/London