FW: c/raxman Ciro waahalyay kusifoobay xal uhelida khilaafaadka waxaanan leeyahay hanbalyo sadexda xisbi Qaran ee somaliland By-Qoraa Ahmed-Lababaale

0

Asc. Wrw. Waxa in dhawaydba khilaafaad iyo muran. Ba.ani. Kataagnaa xurguf adagina kadhaxaysay xisbiyada mucaaradka iyo. Xukuumada talada wadanka haysa ee kulmiye. Khilaafkaas oo ku salaysnaa dooda Qaran. Ee aysoo jeediyeeen. Xisbiyada. Qaranku. Waxa sida fiinta uga ciday. Xukuumada talada haysa. Ee kulmiyeIyadoo xukuumadu u arkaysay. In xisbiyada mucaaradku. Ay ku kicinayaaan. Shacabka laguna duulaanyahay.
Dooda qarankana madaxwaynaha ookaliyi. Qabankaro
Xisbiyada mucaaradkuna waxay kudoodayeen in dood qaran oolaqabtaa wanaag mooyee aanay wax dhibaato ahi kasoobaxeen. Madaxwayne siilaanyana. Markii. Uu mucaaradka ahaaa ee xukuumadii udub talada haysay. Uukudoodi. Jiray. In. Laqabto. Dood qaran. Wadanka taladisana aanu madaxwaynaha ookaliyi. Lahayne. Lalaleeyahay.
Hadaba sidaynu wada ognahay. Waxay. Somaliland. Kusoo caanomaashay. Wadatshiga. Iyo. Isu tanaasulka
Waxaana markay. Taladu. Halkaa maraysay. Arinkii Dhex galay. Gud. Golaha guurtida saleban gaal iyo gud. Gudi hoosaadka. Gurtida. Xaaji cabdi waraabe. Iyo. Gudomiyaha. Wakilada ahna gudomiyaha. Xisbiga wadani. Mr. C/raxman ciro oo kalahadlay. Madaxwaynaha siilaanyo. DOod dheer. Kadibna . Waxa laisla qaatay. In. Laqabto. Dood qaran. DhexdhexaadintIisana. Ay yeelato. Xafiiska. Akaademiyada. Nabada. Somaliland.
Isla. Shalayna. Waxa. Sadexda. Xisbi. Qaran. Falanqayn dheer. Ooku saabsan. Doodan markii. Uudhamaaday. Aysoo wada saareen. Heshiis. Ay ku midaysan yihiin. Oo ku saabsan. Shirkan dooda qaranka.
Waxaaanu. Arinkaasi. Falaadh naxdin leh kunoqday. Cadawga somaliland. Meel. Kaste. Oo ayjoogaan.
Hadaba. Waxaan halkan. Hanbalyo. Ugasoo jeedinayaa. Dhamaan. Inta isku hawshay. Inay. Qayb kaqaadato. Xal uhelida. Khilaafkan siyaasadeed. Oo. Shacabka. XalaasHa ahi. Aanay garanayn. Wuxuu ku dambayn doono. Iyo. Gudoomiyaha. Xisbiga wadani. Iyo. Madaxwaynaha somaliland. Oo. Sidaa kusoo afjaray. Khilaafkaas.
Guuuul. Soomaliland. Iyo. Is afgarasho iyo isku duubnaan. Ayaan ilaahay. Uga rajaynayaaa
Walaahu. Waliyu tawfiiq.
Qoraaa – Ahmed. – Lababaale.
Xahmednuur@hotmail.com.