HAMBALYO & BOGAADIN…Meherka C/risaaq Xirsi Ismail & Raxma Mohamed Ibraahim oo Meherkoodu ka dhacay Shaffield UK

HAMBALYO & BOGAADIN.

meher

 

 

 

 

 

 
Halkan waxaan Hambalyo & Bogaadin  uga diraynaa Lamaanaha meherkoodu ka dhacay Wadanka UK gaar ahaan Magaalada Shefield 18/12/13.
Boqorka & Boqrada , C/risaaq Xirsi Ismail & Raxma Mohamed Ibraahim
Reerkii lagu nastee lagu nagaado Rabow ka yeel Ubad khayr qaba kala hela.Aamiin
Hambalyadana waxa diraya dhamaan  Jaaliyada Uk ee S/land gaar ahaan.

Mustafa Ismail Ahmed (kanadi) & xaaskiisa.
C/laahi Hassan Camaey & Xaaskiisa
Ahmed Mahamuud Ismail & Xaadkiisa.
Mohamamed  Alli Mohamed & Xaasaskiisa.
Khadar Omar Ellmi Dalamiye & Xaaskiisa.
Saleban Faarax & Xaaskiisa
Shawqi Xadi iyo Xaaskiisa
Kaltun Ibraahin Mooge.
Saynab Mohamed.

Mustafa Ismail.