HAMBALYO DHALASHO WACAN..Saleebaan Xirsi Baashe iyo marwadiisa Barwaaqo Oo Wiil Ugu Dhashay Burco

HAMBALYO DHALASHO WACAN

Waxaan halkan hambalyo iyo tahniyad uga diraynaa saleebaan xirsi baashe iyo marwadiisa barwaaqo Oo Wiil Ugu Dhashay burco  ee magaalada madaxda gobol;ka togdheer 27/12/2013.. Wiilkaas oo loo bixiyay  subeyr saleebaan xirsi .. Waxaanu leenahay “subeyr  soo barbaar” noqo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo umaddiisaba anfaca” Aamiin, Aamiin, Aamiin

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn hawada umarinayaan dhalasho farxad leh

1.abdifatah basher Hassan

2.hooyo makka farah ahmed

3.hooyo maryan farah ahmed

4.hooyo cibaado farah ahmed

5.hooyo saado farah ahmed

Iyo dhammaanba ubadkooda inta ay le egyihiin