Hambalyo Meher Axmed Maxamed Yusuf Macaash iyo boqorada Maan Maxamed Aw Cabdi Carab

meher

Haddaanu nahay dadkan hoos ku qoran waxaanu hambalyo aan lasoo koobi karayn udiraynaa boqorka  Axmed Maxamed Yusuf Macaash iyo boqorada Maan Maxamed Aw Cabdi Carab oo meherkoodu ka dhacay wadanka Norway gaar ahaan  magalada Oslo. Waxaanu leenahay labadii isku waara ee ubad kheyr qaba kala helaa Allah ha idinka yeelo. Amin

Abdilahi Saleban Bidde, caruurtisa iyo xaaskisa
Abdishakur Mohamed Yusuf iyo xaaskiisa
Maxamuud Maxamed Bahnaan
Abdilaahi Maxamed Caduur
Keyd Asker, caruurtisa iyo xaaskisa
Ilma maxamed roodhile, carruurtooda iyo xaasaskooda
Abdirisaaq Rigaax caruurtisa iyo xaaskisa
Keyse Mujaahid caruurtisa iyo xaaskisa
Abdikarim Maxamed iyo xaaskisa
Khadar maxamud dhoole
Ilma xirsi caamir caruurtoda iyo xaasaskoda
Ilma yusuf ducaale iyo xaasaskoda
Ugbaad Keyd Asker
Maxamed Abdilahi Saleban
Maxamed yusuf iyo caruurtisa
Iyo dhamman jaaliyada Norway