Hoos Ka Daawo: Abdirizak Al Burundi oo Ka Mid Ahaa Saraakiisha Ajanabiga Ah Ee Ka Tirsanaa Kooxda Al Shabaab Oo La Dilay.

Abuu Yaasir Al Maqdishy oo kamid ah Saraakiisha Ururka Al Shabaab, garabka ka soo horjeeda Axmed Cabdi “Godane”, ayaa sheegay in Video………….

Abuu Yaasir Al Maqdishy oo kamid ah Saraakiisha Ururka Al Shabaab, garabka ka soo horjeeda Axmed Cabdi “Godane”, ayaa sheegay in Amiirka Al Shabaab oo ah Axmed Godane uu dilay C/rizaq Al-burundi.

Abuu Yaasir ayaa taarikhdii C/rizaq oo kooban halkan ku soo ban dhigay