Kasoo qayb gal caleemo saarka Suldaanka Qurba-jooga Somaliland Bariga London. 04/01/2014

Bismilaahi Raxmani Raxim

1004914_10151838690780966_1422594965_n

 

 

 

 

 

Dhamaan Bulsha weynta Reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingriiska, waxa laydin ogaysiinaya, laydin kana codsanayaa inaad si sharafleh uga soo qaybgashaan Caleema Saarka Suldaanka Guud ee Qurba jooga Somaliland Suldaan Xaaji Axmed Diriye Guleed maalinta Sabtida 04/01/2014 insha allaah

Address:
Waterlily Venue
69-89 Milend Road 
London, E1 4TT
Dalmar Abdilahi. 07888732123

Abdi Mahamed. 07463667566
Mohamud Ahmed. 
07974952002 
Wa Bilaahi Tawfiiq…