Ogeysiis Ogeysiis Cusub: Ugaaska Gadabuursi Oo London Loogu Samaynayo Soo Dhaweyn Dhaqan Sanadka Cusub Hoos ka Akhri Goobta

warka ogaysiisa UGAAASKA GUUD beelaha dega gobalada AWDAL GABILAY SALAAL HARWO LAFA CIISE HARA GEEL . Ogeysiis Cusub: Ugaaska Gadabuursi Oo London Loogu Samaynayo Soo Dhaweyn Dhaqan Sanadka Cusub Hoos ka Akhri Goobta

Ogeysiis Cusub: Ugaaska Gadabuursi Oo London Loogu Samaynayo Soo

Dhaweyn Dhaqan Sanadka Cusub Hoos ka Akhri Goobta

Mudadii hore ee la iclaamiyay waa la bedelay.

Waxa dhammaan la ogaysiinayaa bulsho weynta ka soo jeeda Awdal,

Salal, Harawo iyo Gabilay ee ku dhaqan carriga Ingiriiska iyo guud

ahaan Europe in ay ka soo qayb galaan soo dhaweyn dhaqan ah oo loo

samaynayo Ugaaska beelaha Samaroon Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble

Ugaas Doodi.

Xafladdan waxa lagu qabanayaa caasimadda London

Maalinta Sabti

Date04/01/2014Saacadda:6:00fiidnimo

Cinwaanka ama Address-ka.22 London Road Wembley Middlesex HA9 7EX.

Wixii faafaahin ah la soo xidhiidh Gudoomiyaha guddiga qabanqaabada

soo dhaweynta Ugaaska

Kala xidhiidh- 447904045422iyo Waliba 00447939433360