Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad farxad leh u dirayaan arooska iyo aroosada Yuusuf Siciid Maxamed Cali (NAAHI) iyo marwadiisa Maria oo Arooskoodu dhawaan uu ka dhacay magaalada Amsterdam ee waddanka Holland taariikhdu markay ahayd 20kii bishan December 2013.
Waxaana habalyada diraya dhamaan ehelada qaraabada iyo waliba asxaabtoodaba:
1. Dhamaan bulshada reer Ceerigaabo ee ku dhaqan cariga ingiriiska
2. Axmed-nuur Cumar Jaamac
3. Muktaar cali cigaal
4. Faarax Cali Cigaal
5. Mustafe maxamed Cismaan
6. Cawil Cali Dacar
7. Axmed Maxamed Tirike
8. Faarax Axmed Xuseen
9. Keeyse Siciid (qaaraweeyne)
10. Siciid Aw-Cismaan
11. Maxamed Ismaaciil