WAREESIGII UGU HOREEYAY RAISUL WASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA. 12. 12. 2013

R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa markii galabta la magacaabay kadib waraysigii ugu horeyeey oo gaar ah siiyaay warbaahinta Qaranka Somaliyeed, wuxuuna ka hadalay sida uu u arko magacaabistiisa iyo qorshayaasha ku aadan sidii uu u samata bixin lahaa dalka iyo shacabka Soomaaliyeed.