Wasirka macdantu ma marku lacagti jeebka ku shuubtay. Ayuu. Mar labad. Cagaf cagafyadi. Soo wadaa. !!!!!!!!!!!!! In dhaweyd waxa soo baxay. Dilalin. Waweyn. Oo dhulka. Ha wada ku ibsada. Ayagoo.

Daawo Wasiirka Macdanta iyoTamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale oo ka war bixinaaya sababihii ay shirkada Shidaalku u baxeen.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

a soo heshiya. Shirkado. Sida kuwa shidalka soo sara. Iyo macdanta. Dalka. Lacagaha. Aay ka soo qatana. Aygu jeebkooda. Ku rita.  Oo an cidna wax ka sin. AMA. Qasnada dawlada. An ku ridin. Ayan dhawayd wax dalka uk imi  wasirka. Macdanta. Iyo miyaha.  Wuxu dhil la soo galay. Shirkad an ahayn kuwi hore loo dhacay.

Lacagna ka soo qatay. Marka. Wuxu sheegay in uu Xoog ku galinayo. Deganada. Shidalka. Laga badhayo. Ayada. Dadka degen an waxaba la ogaysiin. AMA loo sheegin. Oo mar hore dhacday. Ayuu hadana. Wax u isku dayayaa. In u mar labada.

Dadka iyo. Deganka. U gasho. Cagaf cagafiyo.  Shirkaduhuna. Lacagti. Dadka deganka. Ugu talo gashay. Ee in meel Lagu dajiyo. Ugu talo gashay. Isaga ayaa. Jeebka ku shubtay.  Iyo. Inta la oog. Marka waxaan u sheegayna. In anu arinta. U ka firsado.  Oo sifihi sharciga. Ahaa u soo maro.  Waayo. Adunka. Marka shidal la soo saraya waxaay ledahay. Shurco.  Iyo qaab loo maro. Oo aay shirkaduhu. Ay garanayan. Laakiin isagu yuu.

Majar. Hababin.  Dadkani. Ma ahaa dad mar danbe. Cagaf cagafiyo  la marinayo.  Dhulkan. Iskamay. Iman.  Ee ILAHAY. Ayaa ku beeray.  Oo ku abuuray. Marka wariska. Waxaan u sheegayaa.  In u ka wantoobo.  ARIMAHAn u Suqa madoow.u ku wado. Waa lagula socda. Waan ognahay.  Wax kasta. Ha isku dayn. In. Aad mar danbe.  Cagaf. Cagafiyo.  Keento.  Adigo. An soo marin. Sifihi. Shidal Lagu soo sari jiray.

 

Muse diriye Sandaq

London