Wasiirkii ugu waxtarka badan ee soomara wasaarada macdanta iyo biyaha Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale

Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib .

Kulankii Wasiirka Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Eng Axmed Cabdi Ducaale ee London….22.3.13Waxa beryahan saxaafada kubatay dad waxmagarata ah ama qof nacayb dartii weerar xaga saxaafada ah ku qaaday wasiirka macdanta Eng xuseen oo ah marka runta laga hadlayo waa wasiirkii ugu waxtarka badnaa ee soomara wasaarada macdanta iyo biyaha -inta aan lakala saarin-laakiin daka wasiirka maagaya waxaanay dadka usheegayn waxa kamida in uu ninkani ku guulastay in uu dalka keeno shirkado caalami ah oo dad badani shaqo kaheleen oo uu dawlada lacag adag ukeenay iyo sumacad waxaas oo dhani may jirin isaga ka hor ama dawladan kahor .
Hada kudarso oo wasiiro macadanta ah ayaa dawlad walba joogay. Hadana waxaas ayaa ay qabteen lama maqli jirin iyo xeerkaas ama baarlamaanka ayaa sharcigaa doonaya .

Hadab wasiir inj xuseen waa xidigaha dawlada m/wayne AHMED SIILAANYO ee qof nacaybku yaanay kaa qarin runta iyo daacad nimada .
Sidaa iyo rajo fiican.

Qalinkii .Ahmed indhacase UAE