Ururka Isku Xidhka Dhalinyarada Somaliland(Somaliland Youth Network Uk) Oo Soo Bandhigay Waxqabadkii Sanadkii 2013(Daawo Sawiro)

Jan 20,2014 London(SM)-Waxa Galbeedka London lagu qabtay xaflad balaran oo uu soo qaban qabiyey Ururka Dhalinyarada Somaliland(Somaliland Youth Network) oo ah urur ka midaysan waxqabadka dhalinta reer somaliland xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk xafladan ayaa waxa lagu furay ayadaha quranka kariimka oo aqriyeyxubin dhalinta reer somaliland ee quranka ku baratay wadankan.
f2
waxa lagu soo dhawey Hodan Adan oo ku hadlaysay afka dhalinta si ay uga waranto waxa qabadkodkii iyo wax yalaha uu qabtan doono ururkan iyada oo shegay in qaybtaan dhinacyada Isboortiga ay qabteen tartanki kubada cagta ee lagu xusayey 18May2013 taas oo ay caawa garteen inay shahado sharaf gaadhisiyaan dhalintii ku gulaystay ciyaarahi iyaga oo sanad walba qaban dona iyaga oo temamkii ka qayb galay maanta ay halkan fadhiyaan ayna yihiin hogaanka ururkan waxa goobta lagu soo bandhigay filim gara ooka tarjumaya wax qabadkodii waxa goobta ka hadlay Agasimaha Jaaliyada somaliland ee galeebka London Ciid oo ka waramay sidi u u garb istaagi lahaa waxa kale goobta ka hadlay marti sharaf badan oo ka mid yahay cabdirashiid oo ah Agasimaha Hayada Haya oo iyana ururka ka cawin dona waxii farsamo ee kale wax kale oo goobta jogay xisbiyada qaranka ee Ucid, Kulmiye iyo wadani waxna ururku ka midaysan yahay soo dhawaynta madaxda xisbiyada iyo dhamaan waxii mudawacnimo oo ay rabaan iyaga oo maanta haya qalabkii oo anay rabin in meelo kale laga soo kiraysan jiray inay idiin fudayn donan ,
f1
Madaxa Ururka Adan Axmed Cali oo ku dheraday waxqabadka ururkan oo ka madax banaan siyaasada midaynaya dhamaan dhalinta reer somaliland ee ku dhaqan Uk si ay uga midho dhaliyaan iyaga oo dhalin badan oo si mudawacnimo ugu helan inay wax u qabtaan wadankooda hooyo waxana uu shegay in ay jiraan dhalin badan oo wax baratay oo rabta inay u dhofaan wadankii ugana wacyi galiyaan sidii ay uga cawin lahayeen urukani waa u furan yahay cid kasta oo somalilandera kuna soo dhawaynayo iyaga oo u haya qalabkii oo dhan oo ay u dubayaan xafladaha iyo sawirada iyaga o qayb dhinaca Media ama warfaafina ay hayan waxii fikirana waa u diyaar gabagabadina uga mahad celiyie dadwaynahii halka iskugu yimid
f3f4f5f6f7