Caddaadisku Gobanimo Ayuu Dhaliyaa ByAhmed Duale

ug

Ogaw akhristo dhibaatadu horumar ayyey curisaa(necessity is the mother of invention) cidwal oo ku
cada in ay dadkayga barabixiso waa lala xisaabtami,cidwal oo isku dayda in ay dalkayga boobto waa la is hortaagi,dharigu wuu karsamayaa markuu qarxi waa dhawyahay,dadkeegu iyaga ayaa diyaar u ah in
isdifaacaan,oo ayna cidna u habran,ha ogaado nacabku in la fahasanyahay.

Ahmed Duale ahmeddualeelmi@gmail.com