Daawo Muqaal…Ciidamada Cirka Maraykanka oo maanta duqeeyey xarun ay ku tuhmayeen ciidamadda Al-Shabaab ee Somalia ka dagaalama.

Sida Waraka Caalamku qorayaan waxa maanta duqeymo cirkaa loo geystay xarumo ay leeyihiin xarakadda Alshabaab ee ka dagaalama Somalia.Weli ma cada cid wax ku noqotay iyo in Hadafkii ay duqeynta ka lahaayeen ay ku guuleysteen.

Halkan Hoose ka Daawo.