Daawo Muqaal: Filim Gaaban Oo Laga Sameeyay Budhcad-badeeda Soomaalida

(SM-Hargeysa) – Waxaanu daawadayaal halkan idiinku soo gudbinaynaa filim gaaban oo laga sameeyay budhcad-badeeda Soomaalida iyo hababka kala duwan ee ay u maraan afduubka Maraakiibta adduunka ee mara biyaha badda Hindiya.

Filimkan ayaa soo bandhigaya faa’idada iyo khasaaraha budhcad-badeeda ka soo gaadha afduubka maraakiibta.

 

 

Salaanmedia/Hargaysa