Daawo Muqaal: Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Mr. Seed Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Halka Hada Dalku Maraayo.

Jan 19,2014 Borama(SM) – Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee wadani Mudane Axmed Muumin Seed oo maalmihii u danbeeyay safar hawleed ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa ka waramay xaal uu sheegay in uu aad u liito oo dalku maraayo, sidoo kalena madaxweyne Ismaciil C. Geele ku tilmaamay Mandelaha Geeska Africka, daawo.