Daawo Muqaal: Tubeec oo Jiifa Jarmalka Xanuun Dartiis & Fariin Qiiro leh uu hawada soo mariyay.

Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Suleebaan Tubeec ayaa ku xanuunsanaya Dalka Jarmalka isagoona Fariin u diray Dadka Soomaaliyeed iyo Dowlada Fedraalka intaba.

Maxamed Suleebaan ayaa sheegay inuu u baahanyahay Qaliin laakiin lagu xiray Lacago farabadan uuna caawinaad uga baahanyahay Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL

tubeec