Daawo Muqaal…Ujeedadda ka danbeysay rabshadihii maanta ka dhacay Oodweyne iyo Wasiir Xirsi oo si cad ugu diiday Xildhibaan Ibraahim Dhirqeeye in uu madasha ka hadlo.

Sida Somalichannelku waramaayo shaqaaqadii maanta ka dhacday  magaaladda Oodweyne ee booqashadii Waftigii uu hogaaminaayey wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan ayey ku bilaaban tahay ka dib markii Wasiir Xirsi uu si cad  ugu diiday in Xildhibaan Ibraahim Maxamuud Dhirqeeye ka hadlo madashii ay Wasiirka iyo Waftigiisu la socday ay ka hadlayeen tasoo markii danbe shacabka reer Oodweyne ay arinkaa ka cadhoodeen kadibna loo dalbaday ciidamada RRU da taasina ay keentay in afar qof ay dhaawacmaan.


Daawo Muqaalkan Hoosta