Daawo Muqaal..Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi oo ku tilmaamay shirka Somaliland iyo Somalia mid xaraan ah,kuna taliyey labada Xisbi iyo Barlamaanku joojiyaan wada hadalada.