Daawo muqaalka: Tvga Caanka ah ee Aljazeera Barnaamij Ka Diyaariyey sidii Muqdisho Ahayd TARSAN Hortiis iyo wax Tarka tarsan….

Iyadoo Maalmahan Hadalhaynta ugu badan Siyaasadda Soomaaliya ay noqotay Guddoomiye tarsan ee Mogdisho Somalia oo ay Madaxda Dowladdu doonayaan in ay Xilka ka qaadaan.

Ayaa Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Film Documentar Telefishinka Aljazeera uu ka diyaariyey, Muqdisho Gudoomiye Tarsan & Muqdisho Kaasi loogumagacdaray (WITNESS), Waxaana Looga Hadlay Waxqabadkii Guddoomiye Tarsan iyo weliba Xilligii jagada uu hadda hayo loo magacaabayey sida ay ahayd Caasimadda Dalka Soomaaliya Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO

tarsan...