Daawo Muuqaalka) 600 qofood oo lamaane falastiiniin ah oo halmar loo guuriyay,Kharash malaayiin dollar ah ayaana ku baxday,Arooskii ugu cajiibsanaa,,

Aroos wadareedkan oo lagu qabtay Hutelka Intercontinental ee magaalada Arixa waxa uu kacay hal milyan iyo badh dollarka maraykanka ah

Waxa magaalada Arixa ama Jericho ee daanta galbeed dhulka reer Falastiin ku taala, lagu qabtay aroos wadareed lix boqol oo lamaane la isugu guuriyay, kaas oo malaayiin dollar ku kacay, laakiin dhamaantii xukuumada Falastiin ee Madaxweyne Mahmoud Abbas, bixisay.

Aroos wadareedkan oo lagu qabtay hotelka Intercontinental ee magaalada Arixa waxa uu kacay hal milyan iyo badh Dollarka Maraykanka ah, waxa kale oo intaa dheer afar kun oo Dollar oo lamaane kasta la siiyay, waxaana lamaanayaashu ka kala socdeen daanta galbeed oo 280-lamaane fursadan ka heleen, halka gacanka Qazana laga siiyay 98-Lamaane.

HOOS KA DAAWO AROOSKAASI

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA AROOSKA

1