Daawo Sawir Cajiib ah oo laga Sameeyay Ururada Xarakada Al-Shabaab iyo Damul-Jadiid.

Kaartooniistaha Amin Caamiir ayaa soo bandhigay sawir uu kaga hadlayo waxyaabaha ay adeegsadaan Ururka Al-Shabaab iyo Ururka Damul-Jadiid oo dhawaan kusoo biiray Siyaasada Dalka Soomaaliya.

Sawirka ayaa muujinaya in Al-Shabaab Hoobiyayaasaha ay ridayaan ay u adeegsadaan Caruurta halka Ururka Damul Jadiidna Hoobiyayaashiisa ay ridayaan ay yihiin Lacag Dollar ah ayna u adeegsadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.