DAAWO SAWIRO…Turkiga oo Muqdisho ka dhisay Cisbitaalka Geeska Afrika ugu casri san.

Howlaha uu Turkiga ka wado magaalada Muqdisho ee
Caasimada Somalia, waa kuwa muuqda, Sawirro cusub oo laga soo qaaday
Isbitaalkii hore ee Digfeer oo iminka Turkiga uu dib u dhisay, ayaa muujinaya isbital casri ah.
Cisbitalka Digfeer, oo iminka magaciisa loo beddelay Recep Tayyib Erdogan Hospital, waxa uu
Turkiga damacsan yahay inuu noqdo kan ugu casrisan ee ku yaalla bariga qaaradda Africa,
waxaana iminka muuqata inuu yahay.

Halkan hoose ka daawo sawirrada

turk14 turk1turk2 turk3 turk4 turk5 turk6 turk7 turk8 turk9 turk10 turk11 turk12 turk13