Daawo sida loo galay Muslimiinta jamhuuriyada Afrikada dhexe…!

Daawo sida loo galay Muslimiinta jamhuuriyada Afrikada dhexe…!

January 21, 2014 –  : Bahda Xiiso.com –

 

Colaadda ka taagan wadanka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa faraha kasii baxaaya iyadoo iminka uu lugaha la galay arrimo diimeed.

Dad aad u cadheysan oo Kiristaan ah ayaa magaaladda caasimadda ah ee Bangui ku dilay labo qof oo Muslimiin ah inta ay gubeen meydadkooda meel fagaare ah.

Halkaan hoose ka daawo Sawirada:

m 1 m 2 m 3 m 4

Salaanmedia/Mogdisho