DAAWO VIDEO: Muxaadarada Maanta! Dhismaha Qoyska Muslimka Ah. (Daawo) Jan 22, 2014 – Aragtiyood

Waxaa soo kala jeedinaya culimada kala ah: Sh. maxamed umal, Sh: cumar farooq, Sh: maxamuud shibli Iyo sh. cabdirasheed cali suufi.

Waxeyna ka koobantahay qeybahaan kala ah:

Qaybta 1-aad: wax yaabaha isu soo jiida qoyska muslimka ah

Qeybta 2-aad: tarbiyada caruurta

Qeybta 3-aad: wax yaabaha kala haga qoyska iyo nidaamkooda ka dhexeeya

Qeybta 4-aad: khilaafka iyo wax yaabaha lagu daaweeyo

Â