DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Golahiisa Wasiirada cusub (Akhriso Liiska Magacyada Wasiirada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, ayaa waxa uu galabta soo magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee Maamulkiisa.

Madaxweynaha, ayaa soo magacaabay 47 xubnood, oo isugu jira Wasiiro, Wasiir Ku Xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal, iyadoo Wasiirada la soo magacaabay ay ku jiraan xubno horey uga soo shaqeeyay Maamulkii hore.

Wasiirada ayaa noqonaaya 18, iyadoo Wasiir Ku Xigeenadu ay noqonayaan 19, halka Wasiiru Dowlayaashu ay noqonayaan 9 xubnood.

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland Dr. Deeq Suleymaan Yusuf, ayaa Warbaahinta u akhriyay liis ay ku qoran yihiin xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada.

Liiska Golaha Wasiirada

Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose

Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda

Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha
Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka

Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka

Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta
Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha

Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada

Wasiir Ku Xigeenada

Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose
Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada

Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka
Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada

Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka
Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda
Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada

Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta
Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha

Wasiiru Dowlayaasha

Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada

Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga

Dhageyso: Ku dhawaaqista Golaha Wasiirada

 

Salaanmedia/Mogdisho
 

 

Â