Fanaanka ugu caansan Soomaalida oo xanuun u jiifa kana codsaday dadka Soomaaliyeed in ay caawiyaan..Waa Kuma?

Waxaan Halkaan Idinku Soo Gudbineynaa Dhibaato La Soo Deristay Walaalkeen Al Fanaan Maxamed Sulymaan Tubeeca oo Ku Xanuunsan Cisbitaal Ku Yaal Regensburg Ee Magaalada Müchen Ee Dalka Jarmalka.

Halkaas oo Lagu Qali Doono laakiin Maamulka Cisbitaalka Ayaa Ka Codsaday In La Bixiyo Lacago Faro Badan oo Lagu Qalaayo Fanaanka Maxamed Sulymaan Tubeec, Qoykiisuna Aysan Awoodin In Ay Bixiyaan Qarajka Lagu Qalayo, Sidaa Darteed Wuxuu Ka Codsanayaa Ineey Gargaar Walaaltinimo u fidiyaan Shacabka Soomaaliyeed Meel Ay joogaanba Gudaha Iyo Dibadaba .

Si Gaara Wuxuu Ugu Codsanayaa Dowlada Soomaaliyeed In Ay il Gaar Ah Ku Eegto Dhibaatada Heyso Fanaanka Iyo Xaaladiisa Caafimaad Ey aad u Hooseyso Si Gaara Waxa uu Fanaanka Uga Codsanayaa Jaaliyadaha Guud Ee Ka Jira Dalka Jarmalka oo uu Fanaanka Maxamed Suleymaan Tubeec Martida u Yahay.

Tabaruuca Fanaanka Maxamed Sulymaan Tubeec Waxaa Loogu Soo Diri Karaa Dhamaan Xawaaladaha Ka Jira Dalka Jarmalka, Gaar Ahaan Xawaalada Kaah Express.

Ruuxii Doonayo In uu Fanaanka Soo Booqdo Ama Qadka Taleefoonka Kula Soo Xiriiro Halka Hoose Ka Eeg. Maxamed Suymaan Tubeec.

Isbitaalka Barmherzige Bruder
Rengensburg Wadada Prüfeninger 86
93049 Rengersburg Germany
Taleefoonka Maxamed Suleymaan Tubeec
004915219220602
Wiilkiisa Mustafe Maxamed Sulymaan Tubeec
004915219220593.
Cabdirashiid Shaam Germany
shaamabdi977@msn.com

tubeec 1

Maxamed_Saleebaan_Tubeec_Xanuunsan_2Maxamed_Saleebaan_Tubeec_Xanuunsan_3