Faysal waa Oday somalilandernimadu ku dheertahay mana aha nin looga baqayo inuu xamar ka dago sida raga qaar. gudoomiyaha garabka haweenka xisbiga ucid ee wadanka finland, Saamiya xaaji muse

Allah mahad leh:
 
0
Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka ee Finland Ismaciil Degaleh.Waxano maanta la yaaban nahay waa wax aan caado iyo dhaqan horey loogu arki jirin dalka Somaliland , been abuur iyo cadaalad darro maalin walba dadka reer Somaliland lagu hayo gaar ahaana xisbiga Ucid.Mudane Faysal Cali Warabe waa Aabihi Xisbiga Ucid, Aabaha xisbiguna markasta qadarin buu mudan yahay, mana fiicna dad dan gaar ah mar wadaagi jiray inay kulba shir jaraa’id soo fadhiistaan. Mudane Faysal Cali Warabe waa nin Qaali ah ,wada hadal na yaqaana, garna qaata , marka haddi oo qofku ballan qaad meel kale ka haysto waxaan odhan lahayen magaca Mudane Faysal Cali Warabe ha adeeg sanina oo sidi sharafta lahayed ee la idin ku soo dhaweeyay Ucid uga baxaa….

Ucid waxna wuu arkaa waxna wuu ogyahay, الدم الجديد dhiigi Ucid lagu shubay waa noca (O) marka dhiigi Ucid waa qeybiye guud oo dhiigiisa ayaa qof walba lagu shubi karaa, marka Ucid sidii Udub marnaba oma jabayo waayo  maanta  Musharaxa madaxweynaha ee Ucid Mudane Jamal CAli Xussein  waa aqoonyahan caan ah oo dhalinyara ah , oo dhalinyaro oo dhami jeceshahay , waxaano aaminsa nahay ino jiilka cusub hogaamin doono, waxaana maanta sharaf no ah annaga reer Ucid  Mudane Jamal Cali Xussein oo Harvard University ( graduater) ah ayaa Somaliland ka noqonaya 2015 inshaa Allaah Madaxweynihi jiilka cusub, because Harvard University waxay tahay jaamacada ay dhilinyaro oo dhan ku dreami jireen oo waliba haddana ay atahay dream, wixi cusubna caalamka ayaa jecel ee Ucid waa xul qarane  ku soo dhawaada reer Soamlialnd Muxaafid iyo Mucaaridba …. Dadka xaasidka Ucid ku ahna waxaano leenahay ha ku dhicina sallamada qaar lagu sigta ayaa jira. Waa dardaaran.

Ucid waa sida flowerka haddi oo hal ubaxi daato mid kale ayaa soo baxa. Marka Ucid way isku filantahay ee been abuurka iska daaya energey ga aad ku lumenay saan Ucid Hargeisa oo biyala’an ah baa idin ka baahan.

Haddi Xisbiga Ucid laga baqanayo inoo soo baxo dee maaha in Xisbigi shaqo laga dhigto oo kulba lacagta la iska dhameeyo, oo maalin walba nin horey uga baxay xisbiga ama laga iryay mar hore lasoo istaadho , dee xukuumadu yaanay shidaalka iska dhamaynin waayo gaadhi mar jabay waxaa dhaama gaadhi cusub oo shidaal qaadanaya.
    
Waxan kale odhan lehayen Dadkii Gabiley iska casilay: markii Mudane Jamal Cali Hussien iyo Marwo Faduma Saciid laga celinayay Gabiley  maxay markaas oo  canbaareen waayeen xukumada? afka ay maantana  kaga dhawaa qeen inay kaga baxeen Ucid ???? dee mar hore ayo Mudane Faysal Cali Warabee kala diray,oo xarun Ucid ahna kama bay jirin Gabiley.

We are the best and we know you wont let us to rest , but we will insist to win the chess.
So Ucid relax and be fast before the time last and then Kulmiye will be past.

Godomiyaha Garabka Haweenka Samia Omar Hagi Muse 
Godomiyaha Abaabulka Ismaciil Degaleh.

 
 
 
 
 

1392462_10151749219348925_630319299_n.jpg
 
 
 
 
Â