Gudoomiyaha G/Haweenka Xisbiga Ucid Finland oo soo dhaweynaya Xubnaha culculus ee ku soo biirey xibiga Ucid Doraad

       ucid

بسم الله الرحمن الرحيم

Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay  iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

Allaah mahad leh

 

Godmiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka Ismaciil Degaleh

 

Dhamaan waxaano salaamyna Godomiyha Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Warabe, Madaxweynaha Mustaqbalka Jamal Ali Hussein, Xoghayaha Maliyada Marwo

 

Faduma Saciid iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Yussuf Budle.

 

Waxaa farxad no ah maalinti shalay ahayed xafaladi lagu soo dhaweenayay xubnihi ama madaxdi cusbayed ee ku soo biirtay xisbiga Ucid, Ucid waa sida Flowerka

 

haddi hal ubaxi daato qaar badan oo cusub oo qurux badan baa soo baxa .

 

maantana waxa ku soo biiray Ucid madax miisan iyo sharafba leh oo maanta Ucid ay ku faani doonto inashaa Allaah. Waxaano leenahay xubnaha cusub soo dhawaada iyo wada

 

shaqayen wacan inshaa Allaah.

Godomiyaha Garabka Haweenka marwo Samia Omar Hagi Muse

 

Godomiyaha Abaabulka Ismaciil Degaleh