Gudoomiyaha G/haweenka Xisbiga ucid laanta Uk oo soo dhaweynayasa Xubnahii ku soo biirey xibiga UCID.

unnamed

London 28Jan13 waxaan hambalyo u  dirayaa dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusub  ee ku soo biiray   iyo waliba taageeraysha xisbiga  Ucid meel kasta ay joogaan.Allaah mahad leh Anoo ku hadlaya Magaca  Garabka Haweenka ee Uk  Marwo Farduus Cige  iyo Gudoomiye ku xigeenada xisbiga iyo garabyada haweenka London,Biristol,Birmiham,Lacter,Manchuster,Cardif,iyo dhamaan waxaha London  waxaanu  hambalyo iyo bogaadin u diraynaa  Godomiyha Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Warabe,  Musharaxa Madaxweynaha  Jamal Ali Hussein,  ku xigeenkisa Cabdirashiid Xasan Mataan iyo dhamaan Xoghayahasha xisbiga Ucid.

Waxaa farxad no ah in  xafaladi lagu soo dhaweenayay xubnihi ama madaxdi cusbayed ee ku soo biirtay xisbiga Ucid,  sida farxada leh ee ka muqatay  iyo kalsoonida iyo Flowerkahaddi hal ubaxi daato qaar badan oo cusub oo qurux badan baa soo baxa .

maantana waxa ku soo biiray Ucid madax miisan iyo sharafba leh oo maanta Ucid ay ku faani doonto inashaa Allaah. Waxaano leenahay xubnaha cusub soo dhawaada iyo wada shaqayn wacan waxa kale oo aan soo dhawaynaynaa gudomiye ku xigeenka sadexaad ee booqashada ku joga wadankan uk sidaa iyo wada shaqayn wacan iyo guul iyo gobonimo.

 

Godomiyaha Garabka Haweenka Ucid

Marwo Farduus Cige.

UCID MEDIA UK