JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
حزب العداله والرأفة
REF /UCID /006/ 2014 Date: 28/01/2014
Xilmagacaabis
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markii ay u soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK in loo Magacaabo Md.Cabdiqadir Mohamed Cabdilaahi (Cukaashe) Xoghayaha Xidhiidhka Dadwaynaha iyo Saxaafadda ee Dalka UK ee Xisbiga UCID wuu ka aqbalay soo jeedintaas Waana uu u Magacaabay Xilkaas Mudanahaas Kor Ku xusan.
Sidaa awgeed waxa la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.
waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo xilka loo dhiibay.
Wabillaahi Tawfiiq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng. Faysal Cali Waraabe