INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN – Dhamaan Jaaliyada reer Ceerigaabo ee ku kala dhaqan….

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN –

Dhamaan Jaaliyada reer Ceerigaabo ee ku kala dhaqan EUROPE, AMERICA MIDDLE-EAST IYO SOOMAALIYA IYO waddanka ingiriiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaskii uu ka baxay marxuun –

MAXAMED AXMED MACALIN MAXAMUUD

Oo mantoo AH ISNIINA BISHUNA TAHAY 20tan-KA JANUARY 2014 ku geeriyooday waddanaka mareeykanka gobolka OHIO magaalada COLUMBOS.

TACSIDAN WAXAA LOO DIRAYAA –

REER MACALIN MAXAMUUD

REER JAAMAC DHEERE

REER CUMAR JABAABUL

REER CALI CIGAAL

Iyo dhamaanba marxuunka eheladiisa kale ee ku kala nool daafaha aduunka.

Waxay marxuunka Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii uu kabaxyna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. AAMIIN