Madaxweyne JSL Muj.Axmed Siilaanyo wa Halyay Qarran Dalkiisa Wey u fududdahay inuu dhiso laakiin

Waxaan Salaamayaa Ummadda JSL oo dhan Dowlad iyo Shacabkaba ,Qurbajooga Qaaliga ah iyo Gudahaba ,salaam qaali ahna Saxaafadda Xorta ee Hadhwanaagnews Hormuudka u tahay ayaan u gudbinayaa ,Caddadka Xuruufta Qura”aanka kriimka ah ataan ku Salaamayaa ugu horeyn ,Madaxweynaha ama Halyayga Qarranka JSL Muj Axmed Siilaanyo  ee Qarnigan iyo Marwada koobaad Amina Weris ,Madaxweyne kuxigeenka iyo Marwadda 2aad iyo Dowladda Kulmiye ,Golayaasha Qarranka iyo Ummadda JSL ee Caafimaadka qabta oo dhan .

Anigu Qurbajoog baan ahaa

Muddo badan, hadaan Dalkayga usoo Diga rogtay ,waxaan Airport ko halacsaday Horummar i farxadheliyay ,Dekeddii Berbera sidoo kale waan la ashqaraaray Habka loo balaadhiyay iyo Qalabka iyo Nidaamka ee ka hirgalay ,weliba Musumaasuqii Somaalida lagu yiqiin ayaan ku arki waayay oo la Dabar gooyay!, Xafiisyadda Wasaaradaha iyo Hay”adaha kale ee Dowladda JSL si hab sami ah ayaa Shaqadu uga soconaysay, Dhaqan xumo aynaan lahaan jirin oo igaa yaabisay ayaan Ummaddeenii ku arkay : Caasimadda xafiisyadii Guud ee Dowladda sida Madaxtooyadda ,Wasaaradaha  iyo Laamaha kale ee Qarranka ayaa Ummadda intii Dhaqaaqaysay Shaxaad kula kalahayaan 2% maha inta Shaqo doonka ahi ,Waa Dhaqan xumo Qaadku abuuray Iyo Shaqo la “aantu.

Siddii Ummadda loo Wacyi gelin lahaa halaga fekro ,Dowladdana Waxqabadka halagu Garabgalo .

 

Wa Billahi towfiiq ,

By Mr. Osman Ismail Jama Belel,

Hargeysa.